RFF poster 2023

Refugee Film Festival ayaa markale soo socda!

Dabbaaldega waxaa lagu qabanaa Korjaamo Kino oo ku yaal Helsinki 9-11.11.

 

Refugee Film Festival waa dabbaaldeg filimaan oo lugu qabanayo luuqado kala duwan. Dabbaaldega wuxuu soo saarayaa aragtiyo kaladuwan oo ku saabsan arimaha qaxootiga iyo socdaalka. RFF waa dhacdo aan macaash doon ahayn oo ay soo qaban qaabisay Turvapaikanhakijoiden tuki ry, Tutu, oo ah urur taageera qaxootiga iyo magangalyo-doonka.

 

Refugee Film Festival wuxuu soo dhoweynayaa qof walba iyadoo aan loo eegin asalka, luqadda, diinta, jinsiga, jihaynta galmada ama heerka maaliyadeed.